Duco iyo Damac aan la aqbalin.

(( Doorshaan Ducadiisa Haddii la aqbali lahaa, waxaa Cirka ka soo Di’i lahaa Roob Xaar ah )). ( F.S: 1&2 aad).

Somaliyeey, Kuwo aan Maanta arkay Damacooda haddaan la diidin oon laga dagaalamin, Dhulka waxaa ka soo burqa doono……………….Waa iga tallo.

Kuwa aan maanta arkay, ma Mucaaradaa? Ma Muxaafadaa? Ma Ajnabiyaa? Ma kuwa kalaa? Qofba si u qaaday.

igama ogaal yaridi, ku soco, Adigoon su’aal i weeydiin.

Qore: Yahya Amir