Jaaliyada Soomaalida Holland oo Ku guuleysatay in aan la gubin meed soomaaliyeed


Gudoomiyaha jaliyada Zwolla Cabdulqadir Cali Nuune ayaa ku guuleysatay in wiil soomaliyed dhawan ku geriyoday dalka Holland In meydkiisa la rabay in la gubo uu ka bad baadiyey meydkiisa tasoo noo ogalaneynin diintena suuban ee islaamka.

Gudoomiye Cabdulqadir Nuune ayaa la hadlay warbaahinta somaliweyn una sheegay in uu wilka geeriyooday xaga dhimirka loogaga jiray oo una saxiixay in lagubo meydkiisa haduu dhinto mudo kadib uu geriyooday marxumka.

Wadahadal dheer Cabdulqadir Ali Nuune oo ah madax jaaliyada Soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda ayaa dhawan lugu soo warejiyay Marxumka.

Marxuumka Waxaa gacanta ku hayay heyada GGZ layirahdo Cabdulqadir Cali Nuune ayaa waxaa u sheegay somaliweyn in tani ay tahay arinkii ugu horeysay uu arko waayo ayaa udhahay waxaa uu ugu gadisan yahay gubitanka uu dalbadau inankasi muslinka ah shacabka kunoo magalada Zwoole iyo nawaxigeyda ayaa. Soo dhaweyeen talabada uu qaday gudoomiyahooda Cabadulqadir Nuune, ku amaneen talabadasi in. Ay tahay mid geysi nima ah.

Waxaa kale uu sheegay Nune in dhawaan meydka marxuumka lugu soo celinayo doono gacanta jaaliyada soomalida Zwoola Oo ay duuganayaan jaaliyada Zwoola oo uu madaxada uyahay Cabdulqadir Cali Nuune dhanka kale dadka Islaamka ah ayaa ka naxay arinkaasi la damacsanaa marxuumka si balse hada laga joojiyay.

Bashiir jiidaal
somaliweyn Hollan