Cabdiraxman Cabdishakuur oo weydiistay dadweynaha inay ololihiisa dhaqaale ugu tabarrucaan.

Musharraxa madaxtinimada ee Soomaaliya Cabdiraxman Cabdishakuur ayaa weydiistay dadweynaha inay ololihiisa dhaqaale ugu tabarrucaan.

Waa markii ugu horreysay ee musharrax madaxweyne uu dadweyne aan dooranaynin wediisto dhaqaale inay caawiyaan, inkastoo uub hore ugu tartamay madaxtinimada soomaaliya isagoo aan dhaqaale uga baahnayn dadweynaha.

Wuxuu marka hore ka hadlayaa Sida ay lacagaha u maamulayaan CLIP C/raxmaan wuxuu kaloo ka hadlayaa in lacagahan ay suurtogal tahay inuu ku qarinayo deeq dhaqaale oo uu dalal shisheeye ka helay.

Social embed from facebook