War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Aragti wadaagga ee ka socday Magaalada Garoowe.

Shirkii Aragti wadaagga uu soo qaban qaabiyay machadka Heritage, kana socdey magaalada Garoowe maalmihii la soo dhaafay, sanadkaana cinwaankiisu ahaa “Sidee looga bixi karaa ku meelgaarnimada daba-dheeraatay sanadka 2025” ayaa galabtay soo gabagaboobey.

War-murtiyeed laga soo saaray shirka waa kanaa: