Madaxweyne Muuse Biixi oo Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda Dalka Koonfur Afrika

Waxaana madaxweynaha kulankaa ku wehelinaayey wasiirrada Arrimaha dibeda, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), arrimaha gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga kulmiye, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere).

Dhinaca weftiguna waxay ka koobnayeen

  1. Mr Abner Mosaase
  2. Mr. Malose Ramashala
  3. Mr Allen Magumbi