Gudoomiyaha Jaaliyada Zwoola Cabdulqadir Cali Nuune abaal marin gudoonsiiyey Zamzam


Zamzam Mohamed waa gabar 5 jir ah oo  degan magaalada Raalte, waxaaa Ay dadaal ka muujisay oo aan horay loo Arkin dhanka waxbarashada Gabadhaas yar.

Waxaa ay waxbarashada ka gashay kaalinta koowaad Waana Markii ugu horeysay gabar aad uyar oo da’daasi jirta Ay ka soo muuqato waxbarashada hadana Gabadhaas oo waxbashada si aad uga soo wada muuqatay dhamaan ardaydii ay galaaska kula jirtay lana dhiganaysay.

Gabadhaas ayaa waxay macalimiinta ku tilmaameen in aad iyo aad ay maskaxdeeda u sarayso waxaana abaalmarintaas marka la gudoon siinay goob joog ka ahaa Aabaheed oo ka mid Gudiga odayasha Jaaliyada Mahamed Ibrahim Jumbur. Iyo gudomiyaha jaliyada soomaliyed dr cabdulqadir cali nuune Jaaliyada Somalida Zwolle iyi Nawaaxigeeda ayaa si gaar ah uga hadlay ahmiyada ay u lee dahay guushan iyo dadaalka ay gabartan yar ka gaartay waxbwrashada tusaale u tahay dhamaan dhalinyarada Somaliyeed ee ku nool wadanka Netherland.

Wuxuuna ku amaanay waalidiinteeda sida wanaagsan oo ay u tarbiyeueen. Gudoomiye Abdikadir Ali Nuune oo la sii dardawrmey waalinta Zamzam kuna yiri in ay sii laba jibaaraan u dadaalida unadka illaahna haybad waxbarasho u Siyaad.

Waxaa kaloo aad ugu hadlay macaliminta samasam gacanta ku Hayen uma shegeyn Sam sam in ay tahay shaqsi misan Culus ku leh ardayda wax labarata waxaa koolo samsam lugu amanay Heleda hadalka xukmada leh. Iyo su aal kaweydiinta casharada markaasi ay baraneysa waana markii. Ugu hireysay gabar aad uda yar kalinta wanagsan ka fadhisatay waxbarashadeyda sananadka