Dowladda South Africa oo sheegtay in Xarumaha Sharci Bixinta Qaxootiga HomeAfairs la furayo Sanadka 2021-ka.

Sharciga Qaxootiga ma kaa Dhacay intii lagu guda Jiray Xayiraadaha Uu Sababay Xanuunka Koronaha COVID19.


Hadaba La Soco 31 January 2021 Wixii ka dambeeya ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doono xiliga la furayo Xarumaha Sharci Bixinta Qaxootiga HomeAfairs ee ku Yaala Guud Ahaan Dalkani Koonfur Afrika, siday ku dhawaaqay Waaxda Sharciyada Qaxootiga.

Kumaan Kun Oo Qaxooti ku ah South Africa oo ay Soomaali ku jirto, ayey sharciyada dal ku-joogga ka dhaceen xilligan Bandowga.