RW Rooble iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta ku wajahan magaalada Graoowe.

Ra’iisal wasaare Maxamed Xusseen Rooble iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaran magaalada Garoowe ee caasimadda mamaulka Puntlaand.

Waxaana wararku sheegayaan in safarkaan uubilow u yahay safaro uu Mr Roble ku mari doono maamul gobaleedyada dalka kaas oo looga golleeyahay in isu aragti laga noqdo arrimaha doorashada oo hadda khilaaf uu ka taaganyahay .

Shalay galinkii dambe waxaa Garoowe gaaray wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.