Maxamed Deeq ”Hadii aanu nahay xisbiga dhalinyarada Soomaaliyeed waana u digeynaa madaxda Soomaaliyeed inaysan wadanka khalalaaso ka abuurin…

 

Gudoomiyaha Xisbiga Mideynta Dhalinyaradda Soomaaliyeed oo aanu ka warysanay xaaladda Soomaaliya iyo dhibaatooyinka jira, Ayaan waxaa uu ka warbixiyey in madaxda soomaaliyeed looga baahan yahay inay u shaqeyaan ummadda soomaaliyedd kana ilaaliyeen wax keeni kara isku dhac ama halase siyaasadeen kaasi oo u horseedi karo in wadanka mar kale uu ku yimaado burbur han dalbo ah, waan uga digeynaa in aan warbaahinta leysugu gudbin wax dhibaato keeni kara.