Qaar ka mid ah Xildhibaanada Puntland oo xasaanadda lagala noqday.

Baarlamaanka Puntland ayaa ayaa xasaanadda kala noqday xildhibaano lagu eedeeyay inay jebiyeen xeer hoosaadka iyo anshaxa golaha wakiilada.

xildhibaanada xilka laga qaaday waxaa kamid ah, Cabdi Jamaal Cismaan, Cabdiqani Abshir Jaamac,

Muuse Saciid Jajabsay, Cabdicaziiz Saciid Maxamuud, Maxamuud Maxamed Barre, Saleebaan Faarax, Cabdiraxmaan Dhoore, Maxamed Axmed caalin.

Waxaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay baarlamaanka Puntland ka taagnaa buuq iyo qalalaaso.