Cali Baaba oo falanqeynaayaa waxyaabixii ka soo baxay shirkii golaha midoobay ee mucaaradka Soomaaliyeed

Waxaa noo suurta gashay in aan wareysano Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Amniga iyo Cadaalada oo aan ka wareysanay xaalada siyaasada ee mucaaradka iyo madaxda dowladda Soomaaliya.