Alfanaan Maclow oo Tacsi tiiraanyo leh u diraayo Qoyskii General Khaliif Ciise


Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Ilaahay ha u naxariisto Khaliif Ciise Mudan, wasiirkii hore ee Amniga Puntland, general ciidanka cirka ahaa oo shalay Ku geeriyooday dalka Turkiga.

Anigoo Ku hadlaayo magacayga Alfanaan Maxamed Maclow Waxaa tacsidaan u diraayaa qoyskii uu ka geeriyooday marxuunka iyo dhamaan Qaraabadiisa iyo shacabka soomaaliyeed ee uu marxuunku ka geeriyoodey.