Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka oo ka digtay dabaylo qasaare geysan kara.

Muqdisho:- Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS waxa ay ka digeysaa duufaano kusoo wajahan inta u dhaxeysa Boosaaso iyo Xaafuun, waxa ay daba socotaa roobka ka da’ayo deeganada Puntland.