RW Rooble oo magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga.

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga.

Halkaan ka akhriso