Wareysi Falanqeeyaha Siyaasadda Shiine: Doorashadii Hirshabeele ma aheed mid xor iyo xalaal mise…

Waxaa dhawaanaha magaalada Jowhar oo caasimadda Hirshabeele kagu doortay madaxweyne cusub iyo Ku xigeenkiisa, waxaase ka horeeyey oo la doortay Xildhibaano cusub oo ay yeelano Hirshabeele.

Arintaas oo la leeyahay ama dad badani ay Aamin sanyihiin in la doortay dad dooran oo la ogaay iney soo bixi doonaa madaxdaas la doortay, mar arintaas ayaan waxaan ja wareysanay mudane Shiine oo ah ja faaloodaha arimaha siyaasada Soomaaliya