Wasiirka Ciyaaraha oo magacaabay guddiga Tartanka Maamul Goboleedyada 2020

MUQDISHO:- Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse ayaa maanta magaacabay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.

Tartanka Maamul Goboleedyada oo labadii sano hore ee la qabtay 2016-2017 kaliyana ku koobnaa kubbadda cagta ayaa Wasiir Xamse Saciid waxa uu sanadkan ku kordhiyay ciyaaraha fudud Iyo kubbadda kolayga.

Tartanka ayaa la filayaa inuu bilowdo 15-ka Diseembar sida ay hore u shaaciyeen guddiga fulinta xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed waxaana sanadkan la filayaa in kulamadiisa lagu qabto garoonka weyn ee Stadium Muqdisho oo ay leeyahiin xulka qaranka.

Tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa labadii sano ee la soo dhaafay baaqday waxaana kaliya tartankan la qabtay sanadkii 2016-kii oo ay ku guuleysteen xulka Buntilaan halka sanadkii 2017-kana ay ku guuleystan xulka Juballaan.

Magaalada Muqdisho ayaa u diyaar garoobeysa martigelinta tartanka xiisaha badan ee maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir kaas oo sanadkan u muuqda mid wax badan ka duwan sanadihii hore.

Magacyada Guddiyada La magacaabay.

Guddiga Kormeerka Guud

1. La Taliye Sare Maxamed Xuseen Haadi –Guddoomiye

2. Saciid Jaamac Qorsheeel  Ku-Xigeen

3. Yuusuf Maxamed Cabdi Yuusuf   Xoghaye

4. Xildhibaan Cumar Cusmaan Waasare    Xubin

5. Xildhibaan Dahabo Suusow Maxamed   Xubin

6. Amb.Cabdiraxmaan Diinaari                   Xubin

7. Farxaan Xasan Amed             Xubin

Guddiga Farsamada

1. Prof.Muuse Maxamed Naasir      Guddoomiye

2Cabdiqaadir Ibrahim Gacal      Ku-Xigeen

3. Dr.Yuusuf Shaqaaq                  Xoghaye

4. Dr.Cali Cusmaan Cali            Kaaliye-Xoghaye

5Maxamed Cabdo                         Xubin

6. Ibraahim Xuseen Rombe              Xubin

7. Saciid Maxamed Xasan              Xubin

8. Cabdiqani Saciid Carab              Xubin

9. Khadiija Aadan Daahir                Xubin

10. Cabdullahi Nuur Maxamed         Xubin

11. Xasan Maxamed Maxamuud        Xubin

Guddiga Martigelinta,Dejinta Iyo Gaadiidka

1. Isaaq Xaashi Jimcaale           Guddoomiye

2. Basma Caamir Shakeeti        Ku-Xigeen 

3. Ikraam Cabdullahi Joogow        Xoghaye

4. Cali Xsan Axmed                         Xubin

5. Xasan Cabdi Abuukar                 Xubin

6. Mulki Nuur Muudey                      Xubin

7. Maxamed Maxamuud Samatar   Xubin

Guddiga Habmaamuuska Iyo Nabadageliyada

1. Abuu Sheekh Axmed             Guddoomiye

2. Cali Amin Xaaji Axmed              Ku-Xigeen    

3. Cabdiraxmaan Cali Muuse      Xubin

4. Nasr Maxamed Maxamuud     Xubin

5. Xubno Ka Socda Wasaarada Amniga Gudaha  Xubin

Guddiga Maaliyadda

1. Sadiiq Maxamed Maxamuud                Gudoomiye

2.Abshir Cabdiraxmaan Maxamed     Ku-Xigeen

3. Cabdiqani Maxamed Jeylaani          Xoghaye

4. Yuusuf Maxamed Xasan                   Xubin

5. Ismaaciil Maxamed Cabdi               Xubin

Guddiga IT,Warfaafinta Iyo Xayeysiiska

1. Ayuub Ismaaciil Cali                   Guddoomiye

2. Maxamed Cusmaan Xassan         Ku-Xigeen 

3. Maxamed Cabdi Muudey                 Xoghaye         

4. Maxamed Cabdullahi Digarey              Xubin               

5. Maxamed Cabdiraxmaan Warsame     Xubin     

6. Cumar Ibrahim Cabdirsalaam              Xubin               

Guddiga Anshaxa Iyo Racfaanka

1. Muxyidiin Maxamed Farqajaan           Guddoomiye

2. Saaci Axmed Abuukar          Ku-Xigeen

3. Xamse Xaaji Cabdi               Xoghaye