Ibrahim Qalinle ”Dowladda Sweden oo ka fakareysa sidii ay u xiri laheed xawaaladaha Soomaalida…”

Waa barnaabijkii arimaha bulshada iyo ganacsiga.  Barnaamijkeenaan maanta wuxuu ku saabsanyahay xawaalado dhoor ah oo dalkaani Sweden kadiiwangeshan ayaa bangiyada akoonadooda kaxireen.

Xayiraada xaawaladahaas ayaa waxaa lafilayaa in saameen ween ee kuyeelandoonto Somalida kunool dalkaan Sweden. barnaamijkeena maanta waxaa ku ku marti ah Ibraahim qalinle oo kamid ah xawaalad leeda dalakani Swedden qaasatan magaaladaan Göteborg.