Dad ku dhaawacmay Rabshado ka dhacay Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Hargeysa

Rabshado ka dhacay ciyaaraha ka socda magaalada Hargeysa ayaa sababay khasaare isug jira dhimasho iyo dhaawac, ka dib markii ay isku dhaceen qaar ka mid ah taageerayaasha iyo ciidanka Police-ku