Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha.

Muqdisho (SONNA)- Shirka golaha Wasiirada ayaa lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Madaxa banan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa.

 

Halkan ka daawo Warbixinta Shirka Golaha Wasiirada 

 

https://www.facebook.com/468010099926454/videos/3501398206592210/