Hotel Cusub Hayat, oo laga furay Magaalada Hargeysa iyo Barnaamij laga sameeyay

Huteel Noociisu ku cusub yahay Somaliland, oo la yidhaahdo Hayat Hotel ayaa laga furay magaalada Hargeysa, waxana Barnaamij ka diyaariyay Weriye Cabdisalaan Hereri oo ka tirsann Universal TV.