Cali Warancadde: Soomaaliya waxay wadaa fool-xumo iyo isku-dir shacab”

La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa eeddeyn u jeediyey Maamulka Soomaaliya oo uu sheegay in ay abuurayaan isku-dir iyo arrimo fool-xumo ah oo shucuubta labada dal utun ka dhex abuuraysa.

Waran-cadde ayaa sheegay in aanu jiri doonin siyaasi dambe oo ka soo jeeda Somaliland oo inta uu Xamar ka soo shaqaysto Dalka ku soo noqdaa.

Halkan ka Daawo Muuqaal: