Afhayeenkii hore ee wasaarada Amniga Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan oon ka wareysanay arimaha dagaalka Itoobiya…

Afhayeenkii hore ee wasaarada Amniga Dowladda Federalak Soomaaliya mudne Cabdicasiis Cali Ibrahim Xildhibaan oon ka wareysanay arimaha dagaalka Itoobiya iyo saameynta ay soomaaliya ay ku yeelan karto hadii dagaalkaas sii dabadheeraado.