RW Rooble oo magacaabay Guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka heer Federaal.

MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ee ay wada gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.

Haddaba hoos ka akhriso magacyada Xubnaha Guudiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble:

1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
2. Maxamed Xassan Maxmed
3. Mahad Dheere Xaashi
4. Mowliid Mataan Salaad
5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
7. Caasho Abuukar Qaasim
8. Madiina Adan Malaboow
9. Cabdinuur Maxamed Axmed
10. Saciido Maxamed Muscid
11. Maxamed Aadan Cusmaan
12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
13. Axmed Maxamed Ducaale
14. Caydaruus Saalax Yuusuf
15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
16. Liban Abukar Osman.
17. Yusuf Mohamed Kheyr
18. Muse Geelle Yusuf
19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
22. Liibaan Axmed Xasan
23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
25. Maxamed Maxamuud Caddow