R/wasaare Rooble oo Magacaabay Guddiyadda Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka By kullane / November 5, 2020

Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha ukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.