Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay.(Magacyada Gudiga)

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.