Siyaasadda Xayawaanka.

Waxaa jirta Siyaasad laga bartay Xayawaanka qaar. Tusaale: Masaska qaar waxa ey iska dhigaan in ey dhinteen oo kale iyaga oo nool ( F.S:1aad), sidoo kale Waraabaha ayaa isna isticmaala xirfadaa ( F.S:2aad) marka aad ogaal la’aan u soo dhawaato ayaad ogaanee xanuunka qaniinyada.
Somaliyeey waxaa jira Dowlado iyo Shirkado isku muujiyo in eynan wax dhibaato ah kuu geeysaneeyn, laakin marka and Heshiis la saxiixato ayaad ogaanee xanuunka qaniinyada.
Masuuliyiinta Somalida waxaan ka codsanyaa in ey naga ilaaliyaan Siyaasada Xayawaanka, Jiilka Dambena ey ka ilaaliyaan xanuunka Qaniinyada Dowladaha iyo Shirkadaha Ajnabiga ah qaarkood ayaa sidaa u dhaqmo. Caqliga iyo Aqoontu ha shaqeeyso. Waa iga talo.
Qore :Yahya Amir