Kulamo ka tirsan tartanka Champions League-ga oo caawa la cayaarayo.

Kulamo xiiso leh oo ka tirsan guruubyada tartanka Champions League-ga ayaa caawa la cayaarayaa, waxaana ciyaarta ku hardami doona ilaa iyo 12 kooxood.

Waxaa is arki doona 4 guruub oo kala ah Guruub A,B,Ciyo D.

Kulanka ugu soo horreeya waxaa wada cayaaraya Guruubkaka A oo ay ku wada jiraan kooxa kala ah:
Lokomotiv Moscow iyo Atletico Madrid saacaddu marka ay tahay 20:55 XGA.
Salzburg iyo Bayern Munich, saacadda 23:00 XGA

Sidoo kale Guruubka B waxaa wada cayaaraya kooxaha
Shakhtar Donestk iyo Borussia Moenchengladbach, Saacadda 20:55 XGA
Real Madrid iyo Inter, Saacadda 23:00 XGA

Guruubka C waxaa isku arkaya
FC Porto iyo Marsielle, saacadda 23:00 XGA
Manchester City iyo Olympiscos Saacadda 23:00 XGA

Guruubka ugu dambeeya ee D waxaa wada cayaaraya kooxha :
Atlanta iyo Liverpool, Saacadda 23:00 XGA
FC Midtjylland iyo Ajax, saacadda 23:00 XGA