Jadwalka doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo la soo saaray.

Muqdisho:(SONNA)-Guddiga Doorashada Guddoonka Barlaamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ayaa  waddatashi kadib soo saaray jadwalka doorashada Guddoonka dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Hirshabeele

Doorashadda Guddoonka Dowlad Goboleed Hirshabeelle, ayaa dhacaysa maalinka arbacada ah ee soo aadan sidda  ku cad war qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Doorashada Guddoonka Barlaamaanka 2-aad ee Hirshabeelle. waxaana uu u qoran yahay siddatan: