Dr Mohamud Foodcade ”Howlaha aan Puntland ka hayno waa ka hortaga xaalufinta dhirta iyo ugaarta…”

Dr Mohamud Saciid Xusseen (Foodcade) oo ka mid ahaa ardaydii ka baxday jaamacadda Beeraha Afgoye sanadkii 1990-kii ayaa haatan ku sugan Boosaaso ee dowlad goboleedka Puntland.

Dr Foodcade waxaa uu yahay la taliyaha wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimiladda oo ay ka shaqeyaan sidii loo badbaadinlahaa dhirta iyo ugaata duurjoogta ah.

Dittorka waxaa uu fariin u diraayaa ardaydii ka baxday jaamacadha dalka gaar haan kiwi ka baxay Beeraha in ay wadanka wax u qabtaan oo cilmigii ay barteen hadii wax ku danbeeyo ay uga faa’iideeyaan dalkii oo dhibaato badane ay ka dhacday, haatana soo kabanaayo.