Akhriso: Magacyada xildhibaannada baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle.

Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay ku dhawaaqay liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad oo maalmihii lasoo dhaafay ay xulistoodu ka soctay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.

Xildhibaannada lagu dhawaaqay ayaa tiro ahaan gaaraya ilaa 90 Xubnood oo u badan Dhalinyaro, waxaana soo xulay Odayaasha Dhaqanka ee degaannada Hirshabeelle.

Hoos ka akhriso liiska xildhibaannada baarlamaanka labaad