Maamulka Jubbaland iyo Kenya oo ka wada hadlaya dhibaatada ciidamada Kenya ay ku hayaan Gobolka Gedo.

Xurgufta u dhaxeysa dowlada Soomaaliya iyo kenya waa mid soo bilaabatay 2-sano ka hor, waxeyna arinka uga weyn uu yahay bada ay dowladda soomaaliya ay go,aankeeda gacanta ugelisay maxkamada caalamiga ah ee ICJ.

Kenya waxay sheegtaa in Soomaaliya oo dalalka kale ay diideen inay gabaad siiyaan ay iyadu dusha saaratay dad badan oo nolol xumo u dhiman lahaa iyo kuwo kale oo lasoo deristay xaalad amni daro.

Marka laga tago dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha qaxootiga kenya, waxaa jira ganacsato Soomaaliyeed oo ganacsiyo waaweyn ku leh gudaha kenya kuwaasi oo dalkaasi ku noolaa tan iyo burburkii.

dhanka kale Warbixin ku saabsan xiriirka labadal iyo caqabaddaha taagan warbixin ka hadleysa waxaa noo diyaariyay Aweys Bashiir.