Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo ka waramay xaaladiisa Caafimaad, ka dib Covid-19

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka waramay halka ay marayso xaaladiisa caafimaad, maadama oo uu dhawaan helay xanuunka Covid 19