Dood Ku saabsan Soomalida degen waqooyiga Amerika iyo Yurub teebeey Ku horumarsanyihiin….

Waa Dood Ku saabsan Maxaa sababay Soomaalida degen Yurub ay uga liitaan dhanka inay horumar shaqaalaha ay ka gaaraan.

Dooddaas Waxaa ka qeyb galaaya Axmed Xersi oo degen Sweden iyo Maxamed Abdi oo degen wadanka Amerika, doodana Waxaa inoo hogaaminaayo Axmed Aar oo ka tirsan bahda Somaliweyn