Daawo: Wax ka ogow xalda soomalida ku noo dalka Talyaaniga ee magalada Firenza


Wax ka ogow xalda soomalida ku noo dalka Talyaaniga ee magalada Firenza, Magaladan waxaa ay ka midtahay gobalka Tuscana waxaana ku nool qaxooti badan haba ugu badnadan soomali, xalada dadka soomalida waxaa ay soomareyn qeybo kala jagad ah oo dhan waliba leh balse aan dawano muqalkan guud oo laga soo diyariyay soomalida usoo hayaantay dalka Talyaaniga.

Wariyeheyna somaliweyn Bashiir Jiidaal Baroow ayaa kamid ahaa dadkii ku noolaa nolashaasi dalka Talyaaniga hadana waxaa uu Ku nool yahay dalka Holland.

Qofka calanka Soomaaliga kor u hayo Waa Badhiir Jiidaal oo markaasi degenaa magaaladaadi.