C. Hantiwadaag iyo M.Maclow oo aad uga xumaaday in aan loo sameynin aas qaran Marxuumada Saynab Xaaji Cali Baxsan

C. Hantiwadaag iyo M.Maclow oo aad uga xumaaday in aan loo sameynin aas qaran Marxuumada Saynab Xaaji Cali Baxsan oo dhawaan ku geeriyootay magaaladda Mogadishu.

Waxaan wax ka weydiinay Cabdullahi Sheekh Xuseen Hantiwadaag oo ah suxufi Rugcadaa ah iyo Al-fanaan Maxamed Maclow oo ka tirsanaa hoboladii qaranka Waabari.