Al-Fanaan Maclow oo afka furtay ”AUN Mamma Saynab Haji Ali Baxsan saan miyey mudneed…”


Al-Fanaan Maclow Maxamed oo afka furtay kana xabaaqay isii maanta loo aasay fanaanadii Qaranka  ”AUN Mamma Saynab Haji Ali Baxsan saan miyey mudneed  Somaliweyn ayaa Jawaabta u daayey.

Waa wax laga xumaado in la dayaco dadkii usoo halgamay wadankaan oo ay dhalinyarada gatan joogo ama Ku mustaqbalka ay Ku dayan lahaayeen in sidaan loo galo oo xataa aaskeedii aan si qaran loo aasin.

Hadaan nahay fanaaniintii qaranka ee dalkaan usoo halgama in maanta anigoo sugeyno in si qiimo badan loo aaso fanaabadii weyneydeed ilaah ha u naxariistee aan la qiimeynin cidsigeen ahaa in Sharaf badan loo aaso Marxuun Saynab Haji Ali Baxsan.