Xisbiga Waddani oo ka hadlay gabadh yar oo kufsi loogu geystay Xarunta Agoomaha Hargeysa

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta cambaareeyay gabadh yar oo  kufsi loogu gaystay xarunta agoomaha ee Hargeysa, oo ay go`aan ka soo saartay maxkamada magaalada Hargeysa