Covid-19-ka iyo Saamaynta tarbiyada caruurta.

Covid-19 waa cudur saamayn badan ku yeeshay bani’aadmiga oo dhan. Saamaynta uu ku yeelan karo tarbiyada caruurta, khaasatan kuwooda degan qurbaha ayaan muxaadaradan ku eegi. Fadalan sii gudbiya.

Said Ali Ahmed
Ottawa