UNMAS oo Tababar ku saabsan burburinta Miinooyinka ay argaxisada sameeyaan u oo gabogabeysay Ciidanka AMISOM.

Muqdisho:-Hey’adda Miinooyinka Qaramada Midoobey UNMAS ayaa koorso ku saabsan qaabka loo baaro, loona burburiyo miinooyinka argagaxisado sameyso u soo gabogabeesay cutubyo ka tirsan ciidanka AMISOM .

Tabarkan ayaa waxaa ka faa’iideystay ciidanka AMISOM ee ku sugan magaalada Dhoobleey ee Gobalka Jubbada Hoose

UNMAS waxay sheegtay in talaabadan ay ka caawineyso in ciidanka AMISOM ay ka hortagaan qatarta ay leeyihiin miinooyinka macmalka ah ee loo yaqaan IED.

Kooxda argagaxisada Al-Shabaab ayaa miinooyinkan u adeegsada shacabka, ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.