Xisbiga Wadajir oo warsaxaafadeed ka soo saaray hawlaha maamul u dhisida Hir-Shabeelle.

Xisbiga ayaa ku baaqay in dib u heshiisiin loo sameeyo beelaha deegaanka inta aan maamulka la dhisin, iyadoo si simana looga qaybgeliyo beelaha iyo saamilayda siyaasadeed dhismaha maamulka iyo dib u heshiisiinta, mana aha in sadbursi iyo dano doorasho loo adeegsado maamul samaynta Hir-Shabeelle.

Hadaba Warsaxaafadeedka Wadajir Hoos ka aqriso:-