Madaxweyne Cyril Ramaphosa iyo ururka Shaqaalaha oo kulan ay yeesheen lagu kala booday.

Waxaa saacad ka hor guul dareystay wadahadalo u socday Ururka Shaqaalaha iyo Dowladda Madaxweyne Cyril Ramaphosa ee South Africa, waxaana lagu kala dareeray kulan waqti dheer ah socday kadib markii ay Dowladda ka caga jiiday kor dhintay mushaarad shaqalaaha loo kordhiyo inta kale waa la isku afgartay balse qodobkaasi ayaa lagu kala booday.


Ururka Cosatu, ayaa shir jaraa’id ay goor dheweyd qabteen ku baaqay banaanbax aan loo kala harin berri oo Arbaco ah 7-da Oct.

ALLAHA naga Haayee, marka uu Mudaharaad ka bilowdo Dalkani Koonfur Afrika, ayaa waxaa inta badan la beegsadaa goobaha ganacsiyada ajaanibta ay Soomaalida kamid tahay ku leeyihiin Tuulooyinka iyo Magaalooyinka.

Abdulrazak IndhaJaceyl