Khadiijo ”Waxaan rajeynaayaa in aan tartanka cunto karinta ee Stockholm aan ku guuleysto…”


Magaalada Stockholm ee dalka Sweden taxa ka socdo tartanka isreebreebka cunto karinta, halkaasi waxaa ka qeyb galeysa gabar soomaaliyeed oo la magacbaxday Khadiijo Ahmed Maxamuud oo ku soo bandhigtay halkaasi cunto soomaali oo aad loo xiiseynaayo, waxay khadiijo ka mid tahay 10 qof ee tartanka ku soo haray oo dhawaan la filaayo iney ka ku tartarmaan finalka ama gabagabada tartanka.

Ikraam Cali Kaar oo soo wareysatay ayaa noo faahfaahineysay sida uu wareysigan u dhacay.

Hadaan nahay bada somaliweyn waxaan u rajeyneynaa Khadiijo iney ku guuleysato iyadoo huwan magaca soomaalida.