Xaflad lagu taageeraayay Ra’iisawasaaraha XFS oo lagu qabtay Stockholm Sweden

Xaflad lagu taageeraayay Ra’iisawasaaraha XFS oo lagu qabtay Stockholm Sweden aysa waxaa ka wareysanay diyaargarowgii loogu jiray in xafladaas ay ka dhacdo magaalada Stockholm oo uu ra’iisalwasaaraha deganaa mudoo dheer.

Gudoomiye ku xigeenka ururka Isbahaysiga ummadda Soomaalieed ee Sweden mudan Cabdullahi Cadaani ayaan arintaas ka wareysanay.

Wareysigan waxaa inom som qaaday Nimco Sagal Xaaji oo bahdo somaliweyn ka tiran.