Safiirkii hore Abdulqadir Amin Sheekh Abu oo Tacsi u diray Boqortooyada Kuwayt

بقلوب يعتصرها الحزن والألم، ننعى وفاة المغفور له صاحب السمو الشيخ صباح الأحمد الجابر الصباح، أمير الكويت، وقائد الإنسانية، حكيم العرب، ورمز الدبلوماسية والسلام.
‏خالص العزاء للشعب الكويتي، والأمتين العربية والاسلامية بهذا المصاب الجلل. إنا لله وإنا إليه راجعون. ⁧‫#الشيخ_صباح‬⁩

Safiirkii hore Abdulqadir Amin Sheekh Abu oo Tacsi u diray Boqortooyada Kuwayt, safiirka oo mudo 30 ah safiir ka ahaa dalka Kuwayt, waqtigaan hada la joogo Waxaa uu yahay u qaabilsanaha arrimaha macaawinada Afrika lageeyo oo uu wakiil uga ahaa boqorkii dhintay.