Ogeysiis:Dood Celimiyeed Cinwaankeedu yahay ( What is the Oil Rush in Somalia?)

Saaxiibadeey ayaa iga codsaday in aan idinla “Share gareeyo”, la wadaago Ogeeysiiskaan.
waxaa jira Dood Celimiyeed Cinwaankeedu yahay ( What is the Oil Rush in Somalia?) . waxaa qabanayo London School of Economics-LSE. oo ah mid ka mid ah Jaamacadaha Aduunka ugu Magaca weeyn. waxaa ka qeyb galayo Afar Aqoon yahay oo isagu jiro Khubaro Somali & Ajaanib ah.
waxaa la qabsanayaa 6/10/2020 ,waa Online, Saacadda iyo Habka aad uga qeyb galeeyso waxa ey ku qoran tahay isla ogeeysiiska.
FG: London School of Economics- LSE, hore waxa ey iiga codsadeen in aan Caawiyo Arday Ajnabi ah oo diyaarineeysay Shahaadada PhD , Mar kale, Jaamacadda LSE waxa aan u ahaa La Taliye “Overseas Consultany” Hadda waa iga dhamaaday heshiiskii dhinaca wax barashada, Afartaan Khabiir Qaarkood muddo dheer ayaa soo wada shaqeynay, qaarna Ardaydeeydii hore ayeey ahaayeen.
( Qeeybtaan ha u qaadan in aan iskaa barayo ee waxaan rabaa in aad ogaato Sababta ey iiga codsadeen in aan “Share gareeyo” la wadaago”).
Haddii aad daneeynee waad ka qeyb gali kartaa, Saaxiibadaana waad la wadaagi kartaa.
mahadsanid.