Bulshada ku dhaqan B/weyn oo soo dhoweeyay dib u dayactirka lagusameeyay waddooyinka.

Qeybaha bulshada ee ku nool magalada beledweyn aya soodhaweyay dib udayactirka lagu sameynaayo wadooyinka dhex mara magalada  B/weyne.

Bulshaad aya shegay in tani ay wax badan kabadali donto bilicda magalada iyo isusocodka  dadka iyo Gadiidka oo dhib badan ku qabay wadoyinkaasi.

magaalada B/weyna ayaa inta badan waxa ka dhaca fataahad uu sameyo wabiga shebeele kaa bur-bur u geeysatay wadooyinka magaalada dhexmara waxana maamulka iyo shacbka oo is kaa shanay ay u istageeyn in ay wadooyinkaa ay dayactirtaan kuwaa oo hada marayay meel gaba gaba ah.