Wakiilada somaliland oo ansixiyay xeerka doorashooyinka, iyaga oo diiday Kootadii Haweenka

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland balse waxa ay xeerka ka saareen Qoondadii (kootadii)Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco.

Sidoo kale waxa ay diideen qodobka Xildhibaanada Isxanbaarka oo qaar ka mid ah deegaamada bariga Somaliland xildhibaano kaga soo bixi jireen.

Wakiillada ayaa Qodob qodob u ansixiyay Xeerka Doorashooyinka