Ganacsade Bashiir Raage oo digniin u diray Wasiiradii Kheyre, Ra’iisul wasaaraha cusubna u hambalyeeyay.

Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar kana mid ahaa Musharriniinta Xildoonka Madaxweynennimo ee Dalka Soomaaliya Sannadkii 2017-kii ayaa waxaa uu Wareysi siiyey Bandhiga Media Waxaana Md. Bashiir hadaladiisa ka mid ahaa :- aanta waa Maalin Taariikhi ah waxaana u Hambalyeyn ayaa Madaxweynaha,Golaha Shacabka Qaranka iyo Brimo Manestarka Dalka wax fiican ayaa maanta dhagaheyna ku soo dhacay aad iyo aad ay aana u hambaleynayaa ayuu yiri Md. Bashiir Raage Shiiraar oo wareys sinayey saxaafiyiin ka qeyb gashay shir jaraa;id uu qabtay.

Su’aal:-Ra’iisalwasaarahaan Cusub ee la Magacaabay oo ay Ansixyeen Golaha Shac abka Soomaaliya wuxuu Baar lamaanka markii uu hor yimid uu Ballan qaaday dhowr Arrimood oo inuu wax ka qaban doono oo ay ka mid yih iin Amniga,Dastuurka iyo waxy aabaha kale ee soo hoos gala,Adiga ma is leedahay ka Bashiir Raage ahaan wax buu ka qaban karaa? Jawaab:-Haaddii uu ka helo Gacan Shacabka soomaa liyeed iyo Walaalihii ah wax buu ka qaban karaa, ayaan Aamin sanahay, ” waxaana rabaa in dadka soomaaliyeed ay isu calool fayoobaadaan soomaalidu waa taqanaa inay is jeclaato waxaana ugu baaqayaa in ay soomaalidu ka gudubto wax xun xunka ah ee cardoofka ah oo la isku dhibaayo kana gudbaan” ayuu yiri Md. Bashiir wixiina intaa raaciyey 1- maanta waad mooddaa ina an waddo fiican cagta saaranay, Maanta Madaxweynuhu si Persunal ah ayuu Baarlamaanka u tagay si uu Asigoo howshaan wax ka qabnayo. waxaan leeyahay Hambalyo 2-waxaa Hambalyo kale ah Xildhibaannada inay Taariikhdu xusi doontaa oo aan la ilo obi doonin waxa ay ka suubiyeen ayaan dhaweyd , Barnaamijka ay laaleen dadka keenay oo Nowgianku soo Maalgeliyeen oo Diinte enna iyo Anshaxeyna lagu fara Gelinaayo waxaan taa ugu Hamablyeynayaa Adduun iyo Aakhirna Dhamma antood Jannada Aalle ha geeyo, Baarlmaanka soom aaliya waana u raajeinayaa” ayuu yiri Md. Bashiir.

Su’aal:-Dowladda waqtigeeda waa uu sii idlaanayaa oo gebo-gebo ayaa lagu jiraa markaa dad badan ayaa qabo maadaama Ra’iisalwasarahani uu cusub yahay isla mar kaana ay sugeyso inuu soo magacaabo Gole wasiirro,sidoo kale Howlahii uu Ballan qaaday inuu qabtao , markaa in muddo ko rdhin loo sameeyo adigu mala qabtaa ?

       Jawaab:-Wax dhiba ma laha taa soomaalidu waxaay rabataa in wax la qabto waxqtiyaa la kordhiyo iyo waa la kordhinaa waxaasi wax ma aha waxaa wax weyn ah fiicnaan in loo gudbo nimmankaan cadowga ah ee naga soo horjeedana wax laga qabto waxyaabaha muhiimadda ah waa taas. Ayuu yiri Md. Bashiir Raage

isagoo intaa raaciyey,Laakiin waa wax fiican waxa maanta in la qabtay aad baan u taageerayaa aad baana u soo dhaweynayaa Raallina aan ugu ahay, intaasaan rabaa in aan ku darsado waxaan ku soo celinayaa Barnaamijkii ay xildhibaanada Beri dhaweyd laaleen ee ahaa Barnaamijka Jinsiga iyo Bakhtiga ah oo ay laaleen ayaan mar 2aad ugu Habalayeynayaa waxaana leeyahay Hambalyo Baarlamanka soomaaliya

waxaana Denbi galay oo Denbi ah Taariikhdana looga Cafeynin Galay Golihii soo gudbiyey oo Golaha wasiirada ahaa ma Cafin doono shacabkana ma Cafin doonaan,inta u fadhiisteen waxaa inay fiican yihiin Baarlamaankeenna horkeenay, Ma Cafin doono, ilaaheyna ma cafin doono Wallaahi shac abkana ma cafin doono ayuu si kulul u ugu celceliyey Ganacsade bashiir raage Oo ay Aad Ay Ugu Muuqatay Sida Uu Ugu Xun Yahay In Barnaamijka La Laalaya In La Horkeeno Baarlamaanka Soomaaliya.

 Su’aal:-arrintaasi oo ay keentay Wasiirada Haweenka DFS waxaad ku celcelisay in ay baarlamaanka ay laaleen isla markaana ay arrin fool xun ay aheyd marka waxaa ku dhageysnaya dad badan oo ay ayada ka mid tahay Maxaa Baaq ah oo aad u jeedin laheyd?

     Jawaab;- Waxaa Baaq ah oo aan u jeedniayaa Ha u Towbad Keenaano Ilaaheey, Walaalaha Diinta Muslmika ah oo aan Heysanno Seef nalaguma musliminin, Waxaan ku Muslinay oo ehelkeyna iyo Isirkeena ku Muslinay Farriin noola soo qoray ayaan ku Muslinay, Maanta Lacag inta la soo qa ado Faqsi la soo Suubiyo Barnaamijka ka socdo Xamar oo la leeyahay Ilmaa la kufsaa waa Barnaamij la xiriira Barnaamijkaa in lagu ful iyo waana Ba rnaamij nagu cusub, waxaana waa wax ay iyaga ka shaqeynayaan,laakiin ma Cafin doonno ,Golaha wasiirada ee soo Ansixiyey , Gabandha Nafti gee da hadeysan Toobbad keenin ma Cafin Doonno Golaha shacabka, Culumaa’uddiinka ka Dhiidhiyeyna waan u Hambalyenayaa Dhammaan ayuu yiir Md. Bashiir Raage Shiiraan

   Su’aal?:- aan kaa dhex galo Hadal kaaga waxaa iiga dhex muuqday hadalka ay la timid wasiiradda haweenka ansixin la’anta Baarlamaanka ay ansixin waayeen sidaa aawadeed kufsigaan arrinkaa inuu daba socdo

   Jawaab:- Maya Maya Gabadha arrinka kaligeed ma keenin waa ka weyn yahay Golowasiirraa fadhiyo oo u soo gudbiyeyBaarlammaanka maxaa Gabadha kaligeed loo heystaa Gabadha wasiirad waaye laakiin howshu waxaay ka timid , Golaha Wasiirada oo German lahaa Prmo Manestarkey ka timid , maxaa kuugu dhacay Ayuu yiri Md. Bashiir

Su’aal:-Hadda Sidee loga hortagi karaa?

   Jawaab:- ugu horeyntiiba waan ka hortagnay waxaana ka hortagay Cul umaa’uddiinka,Xidhibaannadeyna , Shacabka Soomaaliyeed dhammaan waxaan leey ahay Hambalyo Hambalyo wayna xusuusan yihiin anaguna waanu xusuusanahay , ann aga Diinta aan heysanno Diin Museyf ah ma aha waa Diin nagu soo Gaartay Farriin,    waa Ujeeddaa sidaan u Jecelnahay iyadoo Nimman Tuugaa nagu Dilaayaan oo Allaahu Akbar leh dadkana leynayaan ayaan walinbana Diinteyna Jecelnahay, Museyf nimman ah oo na leynaaya oo wehliye la yiraahdo aan weli Diinteyna Jecelnahay, waxaan ku tu seysa inaan dhiigga iyo lafaha ay inooga jirto ayuu yiri Md. Bashiir Raage

Su’aal:- Gabagabadii Maxaad Dhammaan Masuuliyiinta Dalka ugu baaqi laheyd?

Masuuliyinta dalka waxaan ugu Baaqayaa ha isu soo dhawaadaano,maanta yididiillada I gashay waxaay aheyd inay xildhibaannadii kuligood ay u Ansaxsheen R/wasaaraha ,Madaxweynuhuna inuu tagay Baarlamanka hortiisa, in Ninkaa maanta yimid halkaa ha lala shaqeeyo intaas ayaan u gudbi nayaa Madaxda Dalka waana Mahadsan tihiin, wax aan ku celcelinayaa ma Ilaabi doonno Golihii Wasiirada ee Barnaamijkaas horkeenay Xildhiba anada “Wallaahi inaanan ilaabeyn welibana hal hal ayaan ula xisaabtami doo nnaa ayuu yiri Bashiir Raage shiiraage Shiiraar”

Dhanka kale isagoo intaa raaciyey ma annaagaa naloo keenna Nin iyo Naag haddey israbaa waa is waxeynkaraan maa Baarlamaankeen la hork eenaa waa wax aanan dhac eyn war Annag Dadkeenna Asal waaye Diinteynnu waa Asal, Diintana farriin ayaana ku qaadannay Allahii na Abuuray aya an Aaminsannahay iyo Nabigeenna Suubanna CSW fiiri in ilaaheey Qeyr noo dabamarin doono maantoo Diinteena inta naloogu soo gaba day dhinace eda nalaga soo maray nalgu dilaayo ayaan haddan diinteen Jecel nahay waayoo waan ku dhalanay ayuu yiri Md. Bashiir raage.

https://www.facebook.com/watch/?v=721534141764111&extid=RtaBf2IAS87YrOtp