Dowladda Kenya oo dib u bilaabaysa dhismaha darbiga ee xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Brigadier Paul Njema Taliyaha qeybta labaad ee Cidamada Kenya AMISOM ayaa manta degmada Ceelwaq kula kulmay odayaasha magaalada iyo Saraakiisha Ciidamada wuxuu sheegay inay bilaabi rabaan dhismaha darbig ay ka dhisayeen xaduud benaadka markii ay dhacdo Dowladda Farmaajo ayuu yiri Taliyaha.

Dhanka kale Odyaasha iyo Saraakiisha ayuu ka dalbaday inay tageero ku siyaan dhismaha darbiga waqtigaasi markii la gaaro.