Saynab Xaaji: ”Gabadh iyadoo 15 jir ah la furay, kii furay mar labaad guursaday iyadoo 25 jir ah…

Sayna ba Xaaji oo ah qoraa soomaaliyeed oo qorta sheekooyinka gaagaaban iyo ku dhaadheed, sheekooyinkaas oo ah khisooyinka dhabta u dhaca oo ummada ay la kulmaan maalin walbo, kuwaas oo isugu jira kuwo la xiriira dhibbatooyinka ku dhaca bulshadada.

Wareysiga waxaan inoo soo wareystay wariye Axmed Aar oo ka tirsan bahda somaliweyn ee gothenburg Sweden